Raadso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Wax maqan daydayasho (qof). 2. Wax meel lagu ogaa ka doonasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadso ↴
raadsasho | furaadso | garaadso | ilqooraadso | muraadso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg