maraabo
(m.dh)Dheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld maraabe, maraame, maraamo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maraabo ↴
maraabe [m.l]
ld maraabo.
maraame [m.l]
ld maraabo.
maraamo [m.dh]
ld maraabo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg