maraame
(m.l)

ld maraabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maraame

maraabee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.

maraabo [m.dh]
Dheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld maraabe, maraame, maraamo.

maraamee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
ld maraabee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg