Maraq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rqo, m.l)

1. Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin. 2. Fuud.

Maraq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rqay, -raqday)

Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maraq

baamiye | calas | dabaggorayo | dhacso | dhibi | furfur | fuud | fuudsii | heen | iidaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg