Marasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhar ninku siiyo naagta uu qabo. ld marashi (1).


Marasho

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg maro. ld marad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marasho

ibamarasho | ibamaro | marad | marashi | marmarasho | maro | marqo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg