Maro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin/-ryo, m.l)

Gabal dhar ah.

Maro

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. (f.g) Naas geel maraq ku marasho. 2. (f.mg) Weel wax aan wax ku jirin noqosho. 3. (f.mg) Ku m.: dhar, xarig iwm meel ku duubasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maro

ib | ibagorayo | ibagurayo | daabacan | haad | daafad-xagleed | ibamar | ibamaro | laangooyo | naastro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg