Mari

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Lax saddex jeer ama ka badan dhashay.


Mari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Xarig xooggan soohid. 2. Wadaan ceel biyo uga dhurid. 3. Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mari

waa | saabbuunmaris | saabil | taabbaggud | taabbaggudi | waabaayo | gaafo | ibamar | ibamarid | kaadimareen |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg