marmarid
(m.f.dh)

eeg marmar³. ld marmar¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marmarid

waddee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
1. (f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn. 2. (f.mg) Dhul waddo ka bannayn. 3. (f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.

marmar [m.l]
1. Murqaha luqunta, tun. 2. Dhagax midabbo badan leh oo derbiyada ama sibirka guryaha lagu qurxisto. 3. ld marmarid.

muquuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg