Masruuf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif.
Masruuf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Lacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masruuf ↴
biilo | cuddabbixi | masaariif | masruufasho | masruufid | masruufo | nafaqayso | qorqode |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg