Mici
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-iyo, m.l/dh)1. Ilkaha fiiqfiiqan ee u dhexeeya foolaha iyo gawsaha midkood. 2. Dalag meseggo, galley iwm oo markaa soo baxaaya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mici ↴
jaamici | agab | ciirsila' | cusko | dhool | dhoollatus | dhoollatus | dulmici | jimiimicid | lool |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg