Miciin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Waxtar, kaalmo, gargaar, jimic, jixinjix. 2. ld miciinid. ld maciin¹.

Miciin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Cid gargaar u fidin. ld maciin².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miciin

agab | ciirsila' | cusko | maciin | maciin | maciindarro | maciinid | maciinla'aan | maciinlaawe | maciinsad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg