Midabee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)1. Wax midab u yeelid. 2. Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid; midbee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midabee ↴
jeegaan | jiid | jookh | midabayn | midabaysan | midabaysan | sabbakh | sacfaraan | sibbaaq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg