Miig

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Nooc ka mid ah dayaaradaha dagaalka oo lagu sameeyo dalka Ruushka.

Miig

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Xarig, dun iwm giijin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miig

miigasho | miige | miigee | miigeyn | miigeysan | miigeysnaan | miigeysnaansho | miiggan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg