Mitir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Cabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 yaardi ka dhigan.
Mitir
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:(fiis.) Summad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeexo dherer le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna xafido waaxda keydinta cabbirka iyo miisaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mitir ↴
yaardi | maanomitir | waar | ambiyeer | anemoomitir | animoomitir | arag-dhowaadka | baraamitir | bed | dabayl-bataax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg