Muuso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qosol yar oo dhoolluhu muuqdaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muuso

dhoolbir | dhoolkaqosol | muusaabid | muusaw | muusoo | muusood |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg