nabaaddiino
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)

1. Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad. 2. Duco dad kala tegayaa isku sagootiyaan; nabadgelyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabaaddiino

nabaaddiinee
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)

1. Nabaaddiino akhriyid. 2. Cid macasalaameyn.

salaama
[Erey Dareen | Exclamation]

Erey duco ah oo ka dhigan: “nabad gal!”; nabaaddiino. ld salaamad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg