nacee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ceeyay, -caysay)Cid wax ku dhibid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacee ↴
dhacaan-ganaceed
[m.l] (-dyo, m.dh)
(c.nafl.) Dhacaanka ka qayb qaata dheefshiidka oo laga sameeyo ganaca. Soo saarkeed waxa kiciya hormoonayaal laga soo daayo xiidmaha qayb ka mid ah (duwoodenam) oo ayagana ay kicisay taabasha cunnada caloosha ka soo dagtay.
dhinacee
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -caysay)
Dhinac marid ama xigid.
nacayn
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nacee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg