Dhinacee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-ceeyay, -caysay)Dhinac marid ama xigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhinacee ↴
afarsuulle | dacal | dhadhiin | dhambac | dhinacayn | iil | ilqooreed | kor-ood |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

