nacfi
(m.l)1. Wax faa'iido leh. 2. Cunto waxtar leh. ld nafac, nafci.
nacfi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)Ku n.: xoolo, qalab iwm si looga faa'iidaysto u adeegsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacfi ↴
banjoog
[Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Xayawaanka intiisa nacfiga leh ee aan dadka la noolayn; duurjoog.
deenso
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho. 2. Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.
duurjoog
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
1. ld cidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfiga u leh. 2. Dhammaan xaywaanka aan ladhaqan (saynis).
nacfiyid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nacfi².
nafac
[m.l]
ld nacfi.
nafci
[m.l]
ld nacfi¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg