nacsiin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg nacsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacsiin ↴
ursii
[Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax ur leh cid sanka u saarid. 2. U ursii: nafley wax nacsiin.
diidsii
[Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid wax nacsiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg