Nafaqadarro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nafaqaxumo.
Nafaqadarro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Xaalad cudureed oo ay keento cunno aan isu miisaanneyn, qofku waxa uu cuno iyo waxa jirkiisu u baahanyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nafaqadarro ↴
jirxumo | macaluul |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg