Nanashaaddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Farax, fahmo, firfircooni. 2. Wax si xiiso iyo rabitaan leh loo qabto. 3. Daal iyo jiljileec la'aan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nanashaaddo ↴
nashaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg