Nashaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Farxad iyo firfircooni. ld nanashaaddo, nishaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nashaad

jabaq | unug-dareen-dhaqaaq | ureed | candhuuf | limfosayt | nanashaaddo | nashaaddaysan | nashaaddaysnaan | nashaaddaysnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg