Nasakh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. N. ah: qof doqon ah, nacas ah. 2. N. ah: wax la buriyay (ayaad, diin). 3. ld nasakhid.
Nasakh
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-khay, -khday)1. Qof fikraddiisa wanaagsan mid xun ugu beddelid. 2. Burin beddelid (aayad, diin).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasakh ↴
nasakhaad | nasakhan | nasakhid | nasakhnaan | nasakhnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg