Naxaas
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(jool.) Macdan adke ah, dhulka laga qodo, leh midab cagaar ah, dusha lagaga dahaadho xadiidka si uu mirirka uga ilaaliyo, lagana sameeyo qalab badan oo la adeegsado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naxaas ↴
ibriiq | unugga Daaniyal | fiilo | rasaas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg