Negayaal

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

(fiis.) Qayb ka mid ah mekaanikada oo la xidhiidha walxo ay saaran yihiin xoogag sidkan ama isku dheelitiran, taasina ay keento in walaxdu ku xawaarayso socod madoorsoome ah ama ay negaato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga negayaal

mekaaniko |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg