Nin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iman, m.l)

1. Qof lab oo qaangaar ah. 2. Qof lab ah oo wanaag iyo karti dheeraad ah leh. 3. Labada qof ee isqaba midka lab; say.


Nin seexday siciisa dibi dhalay*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nin

aabbe | oday | baabaha masiixiga | faaddir | ka | xaajaggal | xaaji | faalallow | gaal | haasaawe |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg