niyaxumo
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)

ld niyaxumaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyaxumo

niyadxumow
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)

ld niyaxumow.

niyaxumaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]

eeg niyaxumow. ld niyaxumaan.

niyaxumow
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)

1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg