noh
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)

Hawo kulul oo muddo yar socota.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh noh

nohnoh
[m.l]

1. Socod deg-deg ku jiro oo nafley gaajaysan ama harraadani ay samayso marka ay u jeedaan meel biyo ama cunto leh. 2. N. ah: wax mataatax noqday.

nohnoh
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -htay)

Wax mataatax noqosho.

nohnohid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nohnoh².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg