nusqaamid
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)ld nuqsaamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nusqaamid ↴
isdhin
[m.l]
(dhaq.) Nusqaamidda shey uu ka nusqaamo sidii uu ahaa.
isdhin
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
Shay siday ahaayeen ka nusqaamid.
nuqsaamid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nuqsaan². ld nusqaamid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg