isdhin
(m.l)(dhaq.) Nusqaamidda shey uu ka nusqaamo sidii uu ahaa.
isdhin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)Shay siday ahaayeen ka nusqaamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isdhin ↴
buuxiye [m.l]
In yar oo caws ah oo lagu kordhiyo masayda marka ay isdhinto.
is-dhimid [m.f.dh]
eeg isdhin².
jilicsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax aan adkayn ahaansho. 2. Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhintay ahaansho. ld jilacsan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg