nuunaas
(m.l)

1. Hadal hoos loo yiraahdo oo qof ku muujinayo in aanu wax raalli ka ahayn; gunuunuc. 2. ld nuunaasid.

nuunaas
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Wax aanu raalli ka ahayn dartii hadal hoos ugu dhihid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuunaas

dhuuryaan
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)

Ku dh.: cid ku fawfawlayn ama ku nuunaasid (cayayaanka duula sida diqsiga iwm).

nuunaasid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nuunaas². ld nuunaas¹ (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg