Nuuxi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax meeshii uu joogay in yar ka dhaqaajin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuuxi

gundhi | nuuxin | qalindaar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg