Qalindaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Gacan wax qoraysa oo la nuuxiyo ama la taabto oo qoristii ka xumaato.

Qalindaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Gacan wax qoreysa jugsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalindaar

qalindaarasho | qalindaarid | qalindaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg