Ogeys

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qof arrin gaar ah aad u yaqaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ogeys

aadaan | ogeysii | ogeysiin | ogeysiis | naadi | naado | iclaan | awaaji | awaaji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg