Oggolaysii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)1. Cid wax ku qancin. 2. Nafley in ay wax oggolaato ku khasbid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oggolaysii ↴
oggolaysiin | naajax | yeelsii | farabbar | qaldhac | sidig | suulgoranyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg