Oogo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Jirka sare ee nafleyda. 2. Dhulka meeshiisa aan cadduun iyo dooxo ahayn. 3. Wax dushood sare. Tus. “Buurta oogadeeda”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oogo ↴
ontoogoni | oogo-dhul | oosayt | taaloogo | banjoogoobid | banjoogow | boogoobid | boogow | boogow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg