Qaaci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax qaac ka keenid. 2. Haruub qaac ku kululeyn. 3. Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaaci

qaacid | qaacido | qaacin | dhardhaar | hunqaaci | hunqaacid | hunqaacin | qiici | qiicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg