Qaanuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/qawaaniin, m.dh)

1. Sharciyo iyo nidaamyo isku duuban oo qolo gaar ah ku dhaqanta. 2. Dhaqan. ld qaynuun, qeynuun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaanuun

algoordan | dembi | fansaar | habdhis-kulan | jid | nas | qawaaniin | qaynuun | qeynuun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg