Qaarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Shanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaarad

waagii barafka | badweyn | caarid | cimilada baddadhexe | cimilo-fidsan | cimilo-qaaradeed | kala-durug-qaaradeed | khoori | mansuun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg