Badweyn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Biyo badeed badan, dhul aad u ballaaran ku fadhiya oo adduunka u kala qeybiya qaarado, sida Atlaantigga, Hindiya iwm. 2. Meel badda dhexdeeda ah oo xeebta ka fog.
Badweyn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)(juqr.) Gogol biyo cusbo leh ah oo ku wareegsan dhul weyneyaasha dunida. Biyahaas iyaga ah waxaa loo qaybiyaa dhawr qaybood oo waaweyn, dhammaantood waxay dabboolaan 71% ee dusha dunida.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badweyn ↴
faakharad | waagii barafka | badyaro | balaanktoon | barashada badweynada | caarid | jasiirad | mawjad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg