Qabil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Harag aan megdeysnayn. 2. Har, derbaal iwm adag oo laga galo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabil ↴
dabaggal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg