Qabsin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Xiidmaha weyn ee nafleyda. 2. Xanuunka qabsinnada ku dhaca.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabsin

holac-xuub-ubuceed | jeekam | qabsin-ood | qabsin-oodan | qabsin-oodan | qabsin-oodane | qabsin-oodmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg