Qabyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

Q. ah: wax aan dhammeystirneyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabyo

ebi | dhammaystir | dhammaystir | inta | israaci | qabyoobid | qabyow | qayaayo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg