Qadaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo.

Qadaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dfay, -daftay; -dfi)

Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo u jeedin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qadaf

aflaggaaddo | caro | cay | cay | guro | qadfid | qardoofee | qardoofo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg