Qafal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Ciyaar dubno labada dhinac ka xirid iyada oo dhagax kale la gelin karin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qafal

qafalmardax | qafalmarjac | qaflid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg