Qalbijab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dareen murugo leh oo ku dhasha qof wuxuu rabo waayey. 2. ld qalbijebid. ld niyadjab¹.
Qalbijab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay; -jebi)Wax ka rajo dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalbijab ↴
fahmajab | hanqaare | qalbijebi | qalbijebid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg