Qalfoof
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)Oogada nafleyda ee riciraha leh, iskujoogga lafahooda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalfoof ↴
xaaxeeyo | artaraboodha | laf | madax-adhaxley | muruq diillimaysan | muruq iraadi ah | muruq miiqle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg