Qallaf

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Q. ah: wax adag oo aan jilicsaneyn.

Qallaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Wax adag oo aan jilicsaneyn noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallaf

kaykayle | qallafi | qallafid | qallafin | qallafsan | qallafsanaan | qallafsanaansho | shabeel |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg