Qalyayax

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. Q. ah: qof dheer caato ah oo lafo waaweyn. 2. Lafo is haysta oo aan hilib lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalyayax

qalyayaxsan | qalyayaxsanaan | qalyayaxsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg